Animals who are in the jungle

Ahmed Waxa uu ku soo toosay dhawaqa codadka kala duduwan ee ay samaynayeen xawayaanada. waa wiil naafo ah aadna u jecel xawayaanka noocayadiisa kala duduwan . wuxuu dalxiis u aaday duurka Si uu u soo barto xawayaanada iyo noocyadooda kala duduwan maadaama uu yahay qof xiiseeya xawayaanka .
Page 1 / 425%

Animals who are in the jungle
Age Range: 6-9 years